Somaliland oo War kasoo saartay Dagaal dhax maray ciidankooda iyo kuwa Puntland

Waxaa saakay gobolka Sanaag deegaan katirsan ku dagaalamay ciidamo kala taabacsan maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana wali xiisad dagaal laga dareemayaa aaga labada ciidan ku dagaalameen. Taliska guud ee ciidamada maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dagaal maalintii labaad ay la galeen ciidamada Puntland, waxaana taliska Somaliland dagaal ku eedeeyeen in ay soo qaadeen dhinaca … Continue reading Somaliland oo War kasoo saartay Dagaal dhax maray ciidankooda iyo kuwa Puntland